RW Cumar ayaa hambalyo ku aadan xuska 12 April udiraya Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya
Garoowe, 12, April, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirshid Cali Sharmarke ayaa hambalyo ku...


Akhriso Ajandayaasha looga hadlayo shirka wada tashiga ee Puntland iyo Federaalka uga socda Garowe.
Warsidaha Puntlandi ayaa helay Ajandayaasha looga hadlayo shirka wada tashiga ee Dawladaha Puntland iyo Federaalka uga socda magaalada...


Danjire Maxamed Cali Ameerika Oo Xilkii Safiirnimada Kenya Ku Wareejiyey Qunsulka Safaaradda
Maxamed Cali Ameeriko, Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Dalka Kenya ayaa shaley xil wareejin sameeyay, kadib markii dhawaan...


Dawlada soomaaliya oo shhcisay wakhtga ay ciidanada kenya ka baxataan
Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in qorshaha Ciidamada Kenya ay ku baxayaan uu yahay mid qeyb ka...


(Sawirro) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo bogaadiyay dadaalka wasaaradda waxbarahashada iyo tacliin
Pi Garowe):- Ra’iisul wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tilaabo ku dayasho ku tilmaamay...


Jaaliyada Norway, Ohio oo Maraykanka ah iyo Ururo Rayid ah oo Reer Denmark oo ka tacsiyeynaya geerid
Jaaliyada Norway Jaaliyadaha Puntland ee Norway, waxay ka tacsiyeeneysaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid maanta oo ah 9 April...


Golaha wasiirada oo maanta qaraar soo ssaray
Pi Muqdisho) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan-koodii caadiga ahaa oo uu shir gudoominayey...


War deg deg ah
. Ra’iisul Wasaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maalinta bari oo Jimce ah Taariikhduna...















