Jaaliyada Norway, Ohio oo Maraykanka ah iyo Ururo Rayid ah oo Reer Denmark oo ka tacsiyeynaya geerid
- Apr 10, 2015
- 3 min read

Jaaliyada Norway
Jaaliyadaha Puntland ee Norway, waxay ka tacsiyeeneysaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid maanta oo ah 9 April Marwadii Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole Marxuumad Aamino Abiib. Sidoo kale anagoo ah Gudiga Jaaliyada kuna hadlayna magacyada dhammaan xubnaha jaaliyada waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh maxamed Maxamuud Farooe oo Xaaskiisii ku Marwo Aamino Abiib ay maanta ku geeriyootey Caasimada Puntland ee Garowe. Jaaliyadu waxa Ilaahey uga maryeyesaa in marxuumadda uu janadii ka waraabiyo. aaaaaamiin Aaaaamiin Tacsida waxaa ku saxiixan Gudiga Jaaliyada
1. Gudoomiye eng. Mohammud Hussein Aden (Buraale)
2. Ku xigeen Ahmed Mohamed Jama
3. Wakiilka Puntalnd ee Norway AbdiRabi Mohamed Kilwe
4. Abdi Salad Mohamed (Abdidheere)
5. Mursal Ali Adan
6. Mo Ismail Jirac
7. Mahad Abdullahi Farah
8. Abdalla Nur Jama
9. Casiiso Sheikh Molid
10. Mohammed Hassan Farah
11. Omar Abdi Nor
12. Abdirizak Mohame Beerqaac
13. Mohamed Ahmed Hirsi (Liban)
14. Bashir Daahir Bixi
15. Abduqadir Khalafi
16. Abduqadir Ahmed Farsadex
17. Mohamed Dahir Qaldheere
18. Mohamed Gafaje
19. Abdirisaq Cano
20. Yasin KHalif FArah
21. Mohamed Muuse Ali-Maad
22. Jamac Warsame Laaluf
23. Caasho Abdullahi Daafeed
24. farxiyo Aden madoobe
25. Ahmed Salad (Ahmed-khadar)
26. Said Yusuf Guled
27. Faisa Hassan Omar
28. Hawo Said Jamac
29. Sahro Abdi Jamac
30. Abdinasir Mohamed Farah
31. Sahro Buubiye
32. Sahro Sh. Ali
33.maxamuud duba sare
34.farxita yusuf ismaciil
Jaaliyada Puntland ee OHIO, USA
Waxaan dhamaan u tacsiyeeynaa madexweynahii dowladda Puntland Dr.
Cabdirahman Sheekh Maxamed Faroole iyo dhamaan eheladii iyo shacabka reer Puntland oo ay ka baxday marxuumad Aamino Abiib oo maanta ku geeriyootey magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland. Ilaah waxaan ka rajeyneynaa in janaadul fardoowsa ka waraabiyo Samir iyo iimaan allah ka siiyo caruurtii ay dhashey iyo dhamaan shacabka reer Puntland meelkasta ay joogaan. llaahow janadii ka waraabi Marwo Aamino Abiib Aamiin Aaaaamiin.
Tacsida Waxaa Ku Saxiixan Gudiga Jaaliyadda Puntland ee Gobolka :
1. Burhan Mohamed Ahmed
2. Ahmed Yusuf (Ahmed Baraawe)
3. Ahmed Indhafaynuus
4. Ali Yusuf Ali Hoosh
5. Mahamed Husen Baqow
6. Ali Ahmed Mohamud
7. Reer Ahmed Dahir
8. Aziz Adan Hirsi
9. Xadiyo Boos
10. Shire Ali Bule
11. Abdirashid Filqi
12. Abdow Osman
13. Hussen Omar
14. Hawa Omar
15. Abdulqadir Haji Elmi
16. Said Mohamud
17. Osman Said Hirse
18. Abdulqadir Yasin Salwe
19. Sahra Gardaad
20. Siad Osman Gardaad
21. Ahmed Osman Gardaad
22. Bashir Ahmed Gardaad
23. Mohamed Salad Koombe
24. Abdirizak Salad Elmi
25. Fuad Indhafeynuus
26. Mulki Indhafeynuus
27. Deeqa Mohamed Ahmed
28. Bashir Mohamed Abdalla
29. Hamud Ismaacil
30. Yusuf Mahamed
31. Warsame Shire Weyrah
32. Abdulkadir Yasin Abdulle
33. Farah Wacey
34. Abdulkadir Farah Diirshe 35. Mursal Cidey Huuraa
36. Abdulqadir Nur Faracade
37. Shafeec Kaarshe
38. Abdifatah Muuse Qoobey
39. Abdulqadir Janagale
40. Mohamud Cadami
41. Hawo Garowe
42. Said Cidi libaax
43. Abdiaziz Ali Dhagey
44. Said Ali dalab
45. Farah Cidi libaax
46. Yasin ali dalab
47. Pro. Abdi Ismaacil
48. Muxubo Jamac Habeeb
49. Halimo Abdi Dhiidhi
50. Said Ali Dhagey
51. Ruqiyo Abdullahi Adam
52. Baasimo Abdi boqol
53. Hamdi Kebayare
54. Sahro Omar lulaaye
55. Yasin Isse Ibcad
56. Mohamed Yasin Ibcad
57. Ali Diriye Osman
58. Adan Ciid
59. Hawo Ahmed Abdi Caagane
60. Mohamed Ali Yusuf
61. Sadaamo Ali Yusuf
62. Sundus Ali Yusuf
63. Saabiriin Ali Yusuf
64. Ahmed Mohamed Dufaan
65. Shacni Haashi
66. Fuad Mohamed Shire
67. Hodan Adan Mohamed
68. Mohamed Abdirahman bare
69. Duniyo Cartan
70. Ali Nur Gurhan
71. Ahmed Duufaan
72. Mohamed Ali Isse
73. Liban Bashir Isse
74. Abdifatah Yusuf Ahmed
75. Nasro Handule
76. Saido Shancad
77. Ali Haji Mohamed
78. Ruqiyo Abdulahi Adan
79. Abdifatah Muse Qoobey
80. Abdifatah Askari
Ururo Reer Denmark ah
Ururada rayidka ah oo hoos ku xusan waxay tacsi naxdin badan u dirayaanMadaxwaynihii hore ee Puntland mudane Abdirahman Mohamed Mohamoud, qoyskiisa iyo dhamaan qaraabadii iyo qoysaskii ay ka geeryootey murwadii madaxwaynaha murxuuman Aamina Abiib .
Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajucuun, Ilaahay jannaddi firdowso ha ka waraabiyo.
Somali street children ‘Association Puntland Diaspora forum .dk , Dharoor Charity, Jubbaland development Organization waxay, tacsi naxdin iyo tiiraanyo leh u dirayaanMadaxwaynihii hore ee Puntland Dr Abdirahman iyo qoyskiisa iyo dhamaan ehelkii iyo qaraabaddii ay ka geeriyootay
.Waxan si khaas ah tacsi ugu diraynaa MudaneDr Abdirahman,caruurteedii eheladdii iyo qaraabadii qoyskii ehelkii,iyo qaranka puntland iyo asaxaabtii ay ka geeryootay. Dr Abdirahman Madaxwaynihii hore ee Puntland waxaa sharaf wayn u haya dhamaan shacabka Puntland ee wadaniyada leh iyo caalamka wayna la wadaagayaan geerida naxdinta leh ee ku timid isaga iyo qoyskiisa
Waxaan Ilahay Subxanahu wa Tacaalaa uga baryayaa inuu u naxariisto aakharana uu ku guulaysiiyo xisaabta itaxaanka aakhiro.Waxaan Alle uga baryaynaa Jannotul firdowsa iyo xisaabtiisa oo loo fududeeyo.
Madaxda qoraalka ku saxiixan
Chairman: Faisa Maxamed Layli. J.D.O
Chairman: C/salaan Cali Askar. P.D.F.
Chairman: Ahmed M Yusuf DH.Charity.
Chairman: Awil Abdi Ade S.S.C.A





Comments